ku soo dhawaada Mahamed's Home Page Magacagu Waa Mahamed Macow Jeyte waxaan ku
dhashay somalia. Waxaan ahay arday Waxbarta. Waxaana waxaana bartaa Network Technology Waxaana ku noolahay Dalka America
Waxaan Rajaynayaa Inaad ka heli doontid Pagekan marka aad Gudo gashid
Please Email me Thank you
Welcome to mahamed's Home Page! This page is wonderful linking station to some of the
best Somali related sites on the internet. Please enjoy what I have to offer for your
surfing pleasure please Email me.
Gacmo Furan ku Soo Dhowow
Maya!! maya!! aniga ma oran laakiin abwaan Soomaaliyeed ayaa yiri:
Nin shugriga Ilaahiyo shahaadada qiraan ahay
Nin shareecada towxiidku ku shisheeyo baan ahay
Nin shido iyo khilaafiyo sharka diidan baan ahay
Nimaan shuush Ilaah gelin kama shaafiyaan ahay
Nin annaaniyada shaacday ka shib qaatay baan ahay
Nimaan sharafta Soomaali sheyna dhaafsan baan ahay
Nimaan kala shirshirideeda ka shaqeynin baan ahay
Nimaan shuqulka gaalada shabaheynin baan ahay