![]()
Click Here- DISCUSSION - DOOD FURAN - KA DHIIBO FIGRADAADA
Hay'adda WFP oo Gargaarka Bariga Itoobiya iyo Somalia soo marsiineysa Berbera
Click here - The History of Somaliland
SDWO (Hargeisa) Wargeyska Haatuf ayaa Caadkii saaka soo baxay wuxuu qoray Warbixin Hay'adda WFP ee Qaramada Midoobey u qaabilsan cuntada Adduunka ayaa shaaca ka qaadday in raashinka gargaarka ah ee ku
socda Soomaaliya iyo Bariga Itoobiya ay u isticmaali doono kana degi doonaan magaalada Berbera sidaasna waxaa saaka qoray wargeyska Haatuf oo ka soo baxa Caasimadda Somaliland.
Wargeyska ayaa warkan ka soo xigtay isu duwaha hay'adda WFP ee Puntland iyo Somaliland, waxana uu isuduwuhu sheegay in hay'addu ay dhowaan bilaabi doonto isticmaalidda dekedda Berbera.
USEFUL LINKS Depression is increase in Somalis History of Somaliland UK Immigrations - Somalia Diabetes -Health Somali & East African Music UK Entery Visa Money Quran Download Sports
Raashinka gargaarka ah ee ku socda Puntland, Bartamaha Soomaaliya, iyo Bariga Itoobiya ayaa hay'addu ay u isticmaalaysaa dhinaca kale amaba deked ka yara durugsan dhulkaasi kadib markii burcad badeed Soomaaliyeed ay afduub u geysteen shixnadaha gargaarka ah ee u soo socda
Shiine Cilmi Kaahin - SDWO Reporter Hargeisa