Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

Gabadh Ilmahay dhashay Gawracday Markay wax ay siiso weyday

(Muqdisho) Alle aan u laabano aan waydiisano danbi dhaaf xaalada ay ku sugan yihiin dadkeena waxaan soo xasuustaa mar dad ay dhihi jireen waxaa noo dhiman waxbadan waan aragnaa wixii lasheegayay alle intaas ha inoogu ekeeyo . alle aan tuugno

Mucjiso layaab leh! Date: Wed, 9 Jun 2004 Sida la wada ogsoon yahay waxaa magaalada muqdishu ka dhacday dhacdo la yaab leh oo qof kasta ee arkaa ama maqlaaba uu ka argagaxo. Dhacdadaan waxay tahay hooyo gowracday wiil yar oo ay iyadu dhashay sababtana waxay ku sheegtay markii la weydiiyey waxaan u waayey wax aan siiyo.

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE