Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

Click Here- DISCUSSION - DOOD FURAN - KA DHIIBO FIGRADAADA  

Dalka Norway oo guud ahaanba si weyn looga diyaargaroobayo soo dhoweeynta Madaxweyne Riyaale

 Click here - The History of  Somaliland   

Weriye Hassan Warabacade - Norway

SDWO (Norway) waxaa dadka reer somaliland ee degan norway aay aad ugu diyaargaroobayaan imaatinka madaxweeynahooda oo ah fursad dahabiya oo aay heleen.

Waxaad hadaad tagto xarunta jaaliyadda somaliland aad ku arkeeysaa gudiyo qabanqaabo oo shirar googoos ku jira, waxaanad arkaysaa dadka oo xiiso gaar ah u haya.

Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Norway - Maxamed


Jaaliyadda Somaliland ee Norway waxaay caan ku yihiin isku duubni waligood aay ku soo caanamaalayeen ayaa u suurta galiyay in aay si heersare oo wada jira aay ugu diyaar garoobayaan.

USEFUL LINKS                   Depression is increase in Somalis History of  Somaliland            UK Immigrations - Somalia        Diabetes -Health  

                                          Somali & East African Music         UK Entery Visa      Money             Quran Download    Sports            

English football - Premiership       Computer Crime                         

American Green Card                  

The Mad Mullah who shamed us in Somaliland 

                                 Weriye Hassan Waraabacade


Dhanka kale dumarka reer somaliland ee Oslo ayaa u diyaargaroobaya soo dhaweeyn gaar ah oo loogu tala galay marwadda koowaad si aay rikodhkii soo dhaweeynta aay uga qaadaan london,waxaanad arkaaysaa u diyaargaroow weeyn iyo dhaqdhaqaaq heer sare ah, mar aan wax kaweeydiiyay safiirka soomaliland ee oslo Maxamed linen waxa uu sheegay in aay noo tahay fursad qaaliya jaliyadda iyo madaxdooduna is baran doonan waxaanan jecelnahay in aanu waa jibkaa qaran si fiican u gudano.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa la filayaa beri oo Arbaca ah inay ka soo degaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway.

Diyaariye
Hassan Waraabacadde

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE