![]()
Dooroshooyinka Baarlamanka Somaliland
Dalalka ugu badan ee laga soo codeeyay waxa ka mid ah UK, USA, Holland, Austaralia, Jordan, Yemen, Saudi Arabis, Kuwait, Somaliland, Ethiopia, DJibouti, Finland, Germany, France, Norway, UAE, Pakistan and Malaysia.
SDWO (London 27/09/05) Saadaalinta dooroshooyinka baarlamanka Somaliland ayaanu halkan mudo ku ururinaynay iyadoo dadka ka qaybtaay intooda badani ay yahiin qurbojooga somaliland, Halkan hoose waxaad ku arkidoontaan shaxda muujinaysa sida ay dadku ugu kala codeyn lahayeen hadii ay suurtogal u noqon lahayd inay dooroshooyinka ka qaybqaatan, waxaanu weeydiinay sedexda xisbi midkii ay u codeyn lahaayeen iyo hadii aanay midnaba u codeyn lahayn. Guud ahaan waxa ka qaybqaatay 7450 cod, waxaanay ugu kala codeeyeen sida aad ku arkidoontan shaxdan hoose. Runtu se waxay tahay maalinta khamiista ee 29ka September 05 jawaabta ka soo baxda sida ay dadku ugu kala codeeyaan sedexda xisbi qaran.
Somaliland waxaan u rajaynaynaa guul iyo gobanimo iyo doorasho si xaq oo xalaal iyo nabad gelyo ah ku dhacda. aamin
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||