Gudoomiyaha Xisbiga Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Noqday
Eng Faysal Cali Waraabe
Click Here- DISCUSSION - DOOD FURAN - KA DHIIBO FIGRADAADA
SDWO (Hargeisa) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maalintii isniinta ee 22nd August ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Magaaladda Hargeysa
Gudoomiyaha markii u soo dagay qolka nasashada garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee VIP-da ugu waramay saxaafada waxaa u ka waramay socodaalkii u ku tagay Dalka Maraykanka gar ahaan Gobolka Minssota isagoo Sheegay In socdaalkiisu ka danbeeyay Casuumad uu ka Helay Jaaliyada qurbo-jooga Somaliland ee Ku dhaqan Gobolka Minssota
Gudoomiyaha Waxa Garoonka Diyaaradaha Egal International Airport ku soo dhaweeyay Xubno Sar sare oo ka Tirsan xisbiga Ucid iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid iyo Tiro Badan oo ka Tirsan Musharaxiinta Xisbiga UCid uga Sharaxan Gobolka Hargeysa iyo Dadweyne aad u tira badaan
Shiine Cilmi Kaahin - SDWO Reporter - Hargeisa