![]()
Diabetes - Maxaad ka taqaan cudurka Macaanka
Weftigii Madaxweyne Riyaale oo ka degay maanta gelinkii danbe magaalada Oslo ee dalka Norway
Depression is increase in Somalis - Do you know What causes depression?
SDWO (Norway) Waxaa maanta saacadda oslo 12kii duhurnimo ka soo degay garoonka dayiiradaha ee caalamiga ah ee oslo magaalamadaxda wadanka norway madaxweeynaha J.S.L Mudane dahir riyale kaahin iyo wafti uu hogaaminayo oo la filayo in wadahadalo rasmi ah ay la yeeshaan shirkadda shidaalka ugu weyn wadanka norway ee loo yaqaan state oil .
USEFUL LINKS Depression is increase in Somalis History of Somaliland UK Immigrations - Somalia Diabetes -Health Somali & East African Music UK Entery Visa Money Quran Download Sports
Madaxweeynaha waxaa madaarka ku qaabilay wakiilka somaliland ee norway mudane Mohamed liinen, wakiilka dahabshiil Axmed Cawad, wakiilka xisbiga ucid Cali ,wakiilka xisbiga kulmiye Axmed baruud, suldaan cali xassan xoore, gudoomiyaha cayaaraha somaliland Xassan Wwaraabacadde, cabdilahi saleeban bidde, macallin jaamac cali cismaan, ,ismaciil caduur,iyo dhalinyaro badan ee reer oslo waxaana madaxweeynaha lagu soo dhaweeyay qolka vip ga ee madaarka oslo.
waxuu madaxweeynuhu galabta u baqoolayaa magaaladda Stavanger oo galbeedka ka xigta oslo waana meelaha ugu batroolka badan wadanka norway,halkaas oo la filayo in wada hadaladu ka bilaabmi doonaan maalinta barito.
waxaa soo diyaariyay
wariye madaale
sdwo oslo norway
![]()