Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

Somaliland Democracy Watch Organisation 

Click Here- Fariinta Akhristah - Ka dhiibo Figradaada

Warar xajiijinaye inaanay waxba ka jirin inay is casishay wasiirka arimaha dibada ee JSL.

Diabetes - Maxaad ka taqaan cudurka Macaanka  

SDWO (Hargeisa) Warar lagu kalsoonyahay oo  aanu ka helanay ilo xogaagaal ah oo ku dhowdhow wasaaradah arimaha dibada ee somaliland  ayaa noo cadeeyay inaanay waxba ka jirin warar saxaafadaha qaarkood lagu baahiyey oo sheegaya in wasiirkii arimaha dibada ee Marwo Adna Adan Ismaaciil ay warqad is casilaad ah u gudbisayey Madaxweynaha.  

Wararkan ayaa noqday kuwo aan waxba ka jirin, sida la filayana ay kolayba wasiiradu ay toos saaxaafada ugu cadayndoonto inaanay waxba ka jirin warkaas ku tirikuteenka ah ee lagu baahiyey saxaafada qaarkood.

Wararkaasi ayaa waxay xaqiijiyeen in Marwo Adna ay aad ula yaabtay wararka aan waxba ka jirin ee laga baahiyey.

SDWO News Desk.

USEFUL LINKS                   Depression is increase in Somalis History of  Somaliland            UK Immigrations - Somalia        Diabetes -Health  

                                          Somali & East African Music         UK Entery Visa      Money             Quran Download    Sports            

English football - Premiership       Computer Crime                         

American Green Card                  

The Mad Mullah who shamed us in Somaliland 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE