Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

QORAALKA WAXA ISKA LEH QOFKA KU SAXEEXAN ISLA MARKAASNA  QORAALKANI KAMA TURJUMAYO ARAGTIDA URURKAN SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISATION  WIXII FAALO AH EE AAD KA QABTO QOFKA AYAAD TOOS UGU DIRI KARTAA, AMA HADII AAD RABTO INAAD QORAAL JAWAAB AH LAGUU DAABACO WAAD NOO SOO DIRIKARTAA

KOONFUR HADII MAANTA LA SOO HELO,BERIBA WAY LUMI.(maahmaahdii ninkii doqonka ahaa ee lumay)

Waxa qorey:  cali cumar xasan

Ugu horayn dadkayga reer somalilan oo aan leeyahay somaliland ha jirto oo ha joogto.......

Ceeb diiqayaasha,somaalida koonfureed matalayaa,waa qaar aan milgo,xil iyo xishood garanayn ee waxa keli ah ee ay yaqaanaan  tahay uun xasad iyo xumo  heer kasta dhaafay.

 
Heshiiska hada KHASABKA iyo CAGA JUGLAYNTA  BEESHA CAALAMKU ugu samaynaysaa waa mid aan NOQONAYN WAX QANEECAAD WAYN LEH,OO ay ku degto KOONFURI.
waayo?marka loo sameeyo DAWLAD ee weliba CIIDAMO la soo raaciyo hubka ka ururiya MAANLAAWAYAASHA,beesha caalamku waa ay ka tegi ee la joogi mayso,markaana waxa hubaal ah in ay halkii laga keenay ku noqon doonaan(sidii doqonkii lumay ee la soo helay ee markii reerkii la keenay ee dadkii ku farxeen yidhi,maxaa la igaga faanfaani beriba waan lumiye)
 
REER KOONFUREEDKU waa dad aan wax burburis iyo boobis mooyee aan wax biiri iyo dhis aqoon,#dadka reer somaliland 31 sano ayay wadeen oo ay reer koonfureedka wax u dhisayeen,reerkoonfureedkuna dhagaxii la dhigaba ka tuurayeen oo boobayeen,maanta oo ay reer somaliland ka tageen waan wada aragnaa halka reer KOONFUREEDKU marayo!!
 
waxa wax lala yaabo ah,dadka dad ugu qiimo daran oo iyagu tashan kari waayay,oo loo talin kari waayay.oo aynu wada ognahay maanta magacii aynu la wadaagaynay dad ahaan(soomaali)inay qayrkii iyo qoomamihii ka reebeen,oo aad ka wada warhaysaan inay maanta ka qiimo daran yihiin DUGAAGA,oo aad ogtihiin in ay yihiin dad aan khasoobayn,qancayn,damiir lahayn,xishoonayn,wantoobayn,ajoonayn,quusanayn,cad quudheed diidayn,oo maalin kasta KIINIYA kolba dibada loo tuuro,oo sheeganaya weliba inay kuwaasi aan kor ku soo sheegay yihiin kuwa leh waxanu nahay indheer garadakii meeshii ay ka yimaadeen oo ah koonfur,maxaad u malaynaysaa kuwa kale ee kuwaasi ay hormoodka u yihiin?waa cajiib iyo lama arag kuwaa aad arkaysaan ayaa itaalkooda hadana waxa ay isku raacsan yihiin oo ka siman yihiin inay somaliland burburiyaan.
waxa hadaba cajiib ah in dadka reer somaliland oo iyagu ah dad la jecel cid kastaa inay iska noolaato,oo aan marnaba u ololayn baaba-a cid kale,kuna caan ah u gargaaris cidii  mudata,oo aynu wada ognahay in dadka reer somaliland iyaga oo dubka walaalnimo u damqanaya,dheg xumada magaca soomaali(magac ahaan)ka dhiidhisan ee ay reer koonfureedku u soo hooyeen,inay markay arkeen sida ay reer KOONFUREEDKU u yihiin dad aan khasoobayn oo  meel kasta iyo madal kasta oo ay joogaan ay yihiin qaar foolxumo iyo quudhsi ka kasbada,waxa ay DAWLADA IYO DADKA reer SOMALILAND
ugu deeqeen inay heshiisiiyaan oo u goglaan,taas oo la hubo inay beri hore colaad iyo cadawnimada dhextaalaa dhamaan lahayd.dadka reer KOONFUREEDKA oo ku gacan saydhay WANAAGII ay reer somaliland la rabeen WALAALAHOODA DAYACAN.WAAD OGTIHIIN waxa ay ka heleen reer koonfureedku.!!!!!!!!!!
waxa ay ka heleen,in lagu dilo dadkii isku sheegayay madaxda in ka badan 10 qof(kiiniya).in la seexiyo xeryo ay daafooradu galaan,in la xidhxidho,in loo cago jugleeyo,in la qadiyo oo weliba huteelada ay seexdaan laga eryo iyaga oo AYDA ka qiimo daran oo bahdilan.
intaas oo qudha maahee waxa ay dhexleen in waraaqahoodii ay ku dhaqdhaqaaqayeen(passpoort)loo diido inay ku galaan dalkii CASUUMAY ee ay MARTIDA U AHAAYEEN.!!!!!!!
 
MAAHA IN CID KALE LAGU EEDEEYO WAX ALLA WAXAN AAN KOR KU SOO SHEEEGAY IYO WAX KALE OO BADAN OO AY LA KULMEEN reer koonfureedku,iyaga ayaa isugu wacan oo ah dad aan garasho iyo garawshiyo lahayn.
 
 
maaha markii ugu horaysay ee caalamka loo sheego,inay dadka reer koonfureedku heshiiyeen.mana aha markii ugu horaysay ee ay ceebahooda kunku og tahay kow u sheegaan,waa dad aan tolfiiq,wada tashi iyo talo keenis iyo qaadis midnaba aan lahayn.waa dad nacabkooda iyo nasteexooda aan kala garanayn,waa ceeb diiqayaal.
 
ALLEYLEHE WAA QAAR AAN IS MAAMULI KARIN QARANNA DHISAN KARIN,OO XATAA HADII LOO DHISO QARAN AAN DHAQAN GELIN KARIN OO AAN DHAMAYSTIRI KARIN.
 
WAA DAD U BAAHAN IN LOO TALIYO,WAXA HUBAAL AH WAXA UGU WAYN EE AY ISKUGU DHEJINNAYAAN somaliland inay tahay iyaga oo og  in aanay is maamuli karin reer somaliland LA-AANTOOD.WAA DHAB.
KAMA AHA SOMALI JACAYL,OO HADII AY SOMALI JECEL YIHIIN IYAGAA HORTA HESHIIN LAHAA,OO dumarkooda iyo caruurtooda ku jira kaamamka QAXOOTIGA(kiiniya) EE MAALIN KASTA LA KUFSADO EE AY SAWAAXILIYIINTU BAABIIYEEN AYAY KA DAMQAN LAHAAYEEN,OO AY SOO XERAYSAN LAHAAYEEEN.
WAA DAD AAN XADHKO IYO GARSHO XIDHAA OO TUSTAA NOLOSHA DHADHANKEEDA KALA DUWAN(GOBNIMO IYO GUN-NIMO)AANAY  KU JIRIN.
 
NB.waxan kula talin lahaa inay soo ceshadaan TALYAANIGII(masterkoodii)ha u taliyee....dhoobada ha kaga talaabee,waa sidii  uu ku sammayn jiray markii  uu  gumaysan jiray. 
 
somaliland ha jirto oo ha joogto ayaan leeyahay.
   
 cali cumar xasan
qodaalafraa@hotmail.com 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE