Abdirisaq Haji Hussien iyo cadaawada somaliland uu u qabaa fogaa.
By. Eng Hassan H Yussuf, Sweden
Waa wax lala yaabo wixii ka soo baxay afka Abdirisaaq haji Hussien oo ay dad moodayeen inuu dhaamo koonfir inteeda kale, wuxuu muujiyey cadaawad uu u qabto somaliland iyo shacbigeeda,wuxuu si cad ugu badheedhay inuun cadayso nacaybka uu u qabo somaliland iyo siduu uga xun yahay gooni iska taaga somaliland, wuxuu yidhi anigu marnaba raali kama ihi inay godo, laakiin waxaa lala yaabay isgoo siyaasi culus sheeganaaya inuu yidhaado hadii ay somaliland goayso koonfur cod ha loo waaydiiyo ,waa mid sheeko iyo shaahid lagu arag, waxaan la yaabay sheegkadaa gaaban xaguu ka keenay,markuu dal dal ka goaayo cod lagam qaado ka laga goaayo ee waxaa cod laga qaadaa kuwa goaaya. ee siyaasad dib u jaleec,.waxaa kaloo taa ka sii daran wuxuu yidhi, ma garanaayo wax somaliland la yeelay,taariiqda ayaa sheegi wixii somaliland la yeelay maalinteed marka lagaadho rag badan duumaalaysi bay ku noolaan doonaa, hadii uu ilahay yidhaa.
somaliland ha noolaato.
By. Eng Hassan H Yussuf, Sweden
Email: hassan280@hotmail.com