Bismilaahi Raxmaani Raxiim.
In the Name of God the Compatinate the Mercifull.
18th May - Somaliland Day.
A very happy day to all Somalilanders . Long life to Somaliland and its beloved President HE Dahir Riyale Kahin and his strong goverment.
1. Waa maalintii mahadnaqa EEbe.
2. Waa maalintii guusha ee la jebiyay cadawga iyo khiyaanadii iyo mu'aamaraddii waynayd ee 1da July 1960kii.
3. Waa maalintii JSL isku tashatay ee la soo afjaray xorayntii Somaliweyn iyo xilkeedii ee loo jeestay madaxbanaani iyo dhawridda xasaanadda JSL.
4. Waa maalintii mujaahidiinta iyo halgamayaasha
5. Waa maalintii barakada iyo barwaaqada EEbe noogu deeqay.
6. Waa maalintii nabadgelyada, walaalnimada, wadaniyadda JSL iyo ixtiraamka ... kala danbaynta... dastuurka...dimoqraadiyada muudh muudhay... Axsaabta siyaasiga iyo jacaylka Madaxwaynaha qaaliga ah..
Happy Eid/ iid wanaagsan.
Sanad walba idinka oo nabad ah, bash-bash iyo barwaaqa ah, wax barasho iyo caafimaad leh. Gees ka gees JSL guul iyo hor-u-mar iyo nolol raaxo leh.........
Wal xamdu lilaahi rabill caalamiin.....
Walaalkiin,
Mohamed Ali Hersi - Dhegdhaqaaje.