Film kii DVD ga ee Somaliland Documentary ga ahaa oo soo gaadhay London, Halkeed se ka heli kartaa

Film
DVD Documentary ah oo uu dalkii ka soo duubay muwaadinka Maxamed Yusuf Ducaale -
(Diktoorka) Filmikan waxa ka dhex muuqda magaalooyinka Burco, Sheekh,
Berbera, Dacar budhuq, Hargaysa, Arabsiyo, Gabiley, Tog wajaale,
Dila, Boorama iyo dabcan miyiga iyo tuulooyinka u dhaxeeya magaalooyinkaas.
Hadaba hadii aad ku sugantahay UK (Britain) kala soo xidhiidh: Khadar Abokor 07946497969 Email: Kaboker@hotmail.com
Wixii
faahfaahin dheeraad ah waxaad ka heli kartaa adigoo toos ula xidhiidha Maxamed (Diktoorka)
oo ah ninkii Documentarygan soo saaray Email: diktoor@yahoo.ca