Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

 

Sawiro Muuqaalkii guud ee qudbadii Taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Riyaale uu ka jeediyay Golaha Baarlamanka dalkan Britain maalinti Arabacadii ee 17 March,  waxaanu aad ugu mahadnaqaynaa Maxamuud Abokor Cabdilaahi oo Sawiradan na soo gaadhsiiyey.  

Sawiradii Xafaladii banaanbaxa ee lagu taageerayey qaranimada Somaliland hadii Ilaahy yidhaahdo Maalinta beri ee Khamiista ah ayaan si toosa idiinku soo gudbin doonaa iyo warbixin ku saabsan habkii isku soo baxii maantu u dhacay oo ah kii ugu weynaa ee qurba joogta somaliland iskugu soo baxaan

 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE