Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

SOO DHOWEEYNTII MADAXWEYNAHA IYO MUUQAALKII GUUD

SDWO:London 16th March 04-Weriyahaga sida tooska khadka telefonka nooga soo waramaya hotelka ay weftigu deganyahiin ayaa noo sheegay in wakhtigaas uu nalahadayey oo ahayd 6.30 saacada  Londond in weftigii hada uu ku soo laabtay hotelka ay deganyahiin ka dib kulan kala duwan markii ay ilaa saaka ku jireen, kulankii gelinkii danbe ee maantana waxa ay ku  yeesheen xafiiska arimaha dibada iyo barwaaqo sooranka, waxa kale oo ay la kulmeen Wasiirka deegaanka iyo horamarinta reer miyiga Alen Michael kulanadaas oo si heersare ah ku dhamaaday dhamaantood.

Dhamaan sawiradan waxa qaaday oo na soo gaadhsiiyey Maxamuud Aboker Cabilaahi - Somalilandnet oo weftiga Hargeysa ka soo raacay.

        

 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE