Fadxiya Nuux Askar Waxa ay ka qaybgashay Tartan Gabayo afingiriisa ah oo ka dhacay dalka UK

SDWO (London 14/05/04) Fadxiya Nuux Askar waa gabadh yar oo 11 jir ah, waxay ku dhalatay dalka iskutaga Imaaraadka Carabta magaalada Dubia, waxaanay dalkan ingiriiska timid mudo 4 sano ka hor ah. Fadxiya Nuux Askar waxa ay ka qaybgashay tartan gabayo ingiriisi ah oo ay ka qayb qaadanayeen ardayda dugsiyada dhex ee dalkan UK waxa tartankan soo qabanqaabiyay Young Writers.
Tartankan waxa ka qayb qaatay 67 kun oo arday oo kala yimid dhamaan UK, Fadxiya oo kaga qaybqaadatay gabay la yidhaah I Saw (waxaan arkay) waxa ay gashay kaalinta tobnaad, taasi oo aad loogu hanbalyeeyay mudada gaaban ee ay dalka joogtay iyo dadaalka dheeraadka ah ee ay muujisay, waxa ay dhigataa iskuulka Frith Manor Primary School, London. Fadxiya waxa ay heshay shahaadada abaalmarinta ee la yidhaah "Young Writers Creativity Award"
Fadxiya Nuux Askar gabaygeedii wuxuu u bilaabmay sidan:
I SAW ........
I saw a hairy elephant telling lies
I saw an ant so small with big, wide eyes
I saw a flat snail licking my knees
I saw an oak tree dancing in the breeze
I saw a seahorse in the air
I saw a tall, skinny chair saying, nearly there
I saw a big fat whale hugging a bird
I saw a boy running from a beautiful girl
I saw a long horse keeping his hands and feet still
I saw a short dog with gills
I saw a pink flower singing out loud
I saw a big book feeling proud
From Young Writers: This year the twelfth successful year we have run the competition, we have received a tremendous amount of entries - in excess of 67,000 nationwide from this figure we have been able to produced a collection of regional anthologies featuring young writers from all around the UK.
I am therefore delighted to tell you that Fathiya's poem I Saw has been chosen for publication in a book representing young poets from your region, Once Upon A Ryme North London. The poems are selected based on the individual's expressions of imagination, perception, use work in print. I will shortly notify the school of Fathiya's success and will provide a full list of any other selected pupils from your child's school.