Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

 

Image by FlamingText.com Image by FlamingText.com

****  ALLAA WEYN NINKII AAMINAA AWOOD LEH, UMAD WALIBA AAYAHEEDA INAY GARATO IYADAA LEH *******  WAA LOO DHASHAA WADANI WAA LOO DHINTAYE SIDEEBAA LA ISKAGA DHIGI KARAA WADANI *****

SDWO (Lonond 6th APRIL 2004) DHAMAAN SHACBIGA SOMALILAND MEEL KASTE  OO AY JOOGAANBA WAXAANU U DIRAYNAA HANBALYO WAXAANUNA LEENAHAY XUS OO XASUUSNOOW MAALINTA QAALIGA AH EE 6th APRIL OO AH SANADGUURADII 23aad EE KA SOO WAREEGTAY MAALINTII LAGU DHAWAAQAY URURKII SNM EE XOREEYAY JAMHUURIYADA SOMALILAND OO DHIIGOOGII QAALIGA AHAA U HURAY, WAXAAN TACASI U DIRAYNAA DHAMAAN MUJAAHIDIINTII KU GEERIYOOTAY HALGANKII SNM OO AANU LEENAHAY ILAAHAY NAXARIISTII JANO HA KAWARAABIYO EHELKII, QARAABADII IYO DHAMAAN SHACBI WEYNAHA SOMALILANDNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO,  MUJAAHIDIINTA NOOLNA WAA IN LA XASUUSNAADO.

Xubnaha Maamulka ee SDWO: Guled Cabdi, Axmed Maxamed, Mukhtar Axmed, Cabdiqani Cismaan, Foosi Xuseen.

Image by FlamingText.com Image by FlamingText.com

dhiigayga geedkaan,  uga dhigay biyaha iyo,   miyeey dheefta calanku,  dadka naga dhaxaysaa,  dhimashiyo miyeey cidi dhibta iila simantahay, dheeldheel kumaan helin, dhayl la iima siine,  dhulku maalintii hore(1960),  maantuu igaga dheeryahay

Image by FlamingText.com Image by FlamingText.com SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE