Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

XUS OO XASUUSNOOW XASUUQII XEEBTA JAZIIRA

Mowdkiyo Raqdoodii Miyaa Laga Dulmaansooday, Sidii Waxaan Muslin Ahayn Miyaa Muxubo Loo Laayey, Madafac Iyo Rasaastii Miyaa Meel Kastaba Gaadhey,    Dharaaraa Ina Soo Maray Shantoo Dhaban La Saariyo Ku Ekeyd Dhibaatadu Inta Dhagar la Geystiyo Waxa Dhacay Ma Maqasheen (Axmed Jiiniyas - A.H.N.)

Inaalulaahi Wa inaa ilaahu Raajacuun - Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo

Warbixintii Ninkii habeenkaas isagoo dhawac ah ka badbaaday

Magacyadii dadkii lagu xasuuqay Jaziira, Alla hu naxariisto dhamaantoodba iyo sawiro

SDWO:  Qaybtii Kowaad ee Su,aalo aan weeydiinay la xidhiidha Xasuuqii Jaziira  Gaashaanle Sare Canjeex oo la sheegay inuu ka danbeeyay xasuuqaas  1989 kii

SDWO: Qaybtii Labaad ee waraysigii ku saabsanaa xasuuqii Jaziira oo aan la yeelanay Gaashaanle Sare Canjeex isagoo jooga dalka Syria

DHIIGAYGA GEEDKAAN         UGA DHIGAY BIYAHA IYO          MIYEEY DHEEFTA CALANKU          DADKA NAGA DHAXAYSAA            DHIMASHO IYO MIYEEY              CIDI DHIBTA IILA SIMANTAHAY          DHEEL DHEEL KUMAAN HELIN                  DHAYL LA IIMA SIINE            DHULKU MAALINTII HORE                MAANTUU IGAGA DHEERYAHAY(1960)   -   Dharaaraa ina soo maray shantoo dhaban la saariyo ku ekeyd dhibaatadu inta dhagar la geystiyo waxa dhacay ma maqasheen (Axmed Jiiniyas - A.H.N.)    -    DHULBA WAXA LEH KII KU DHASHEE U DHINTOO, DHULBA WAXA LEH RUUXII DHISAYEE LA JECEL YAHAY (Axmed Jiiniyas A. H. N.)   -   Mowdkiyo raqdoodii miyaa laga dulmaansooday, Sidii waxaan muslin ahayn miyaa muxubo loo laayey, Madafac iyo rasaastii miyaa meel kastaba gaadhey

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE