|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Qaybtaan waxaan kusoo bandhig doonaa dadka la la'a yahay warkooda. Malaga yaabaa in cid kaa maqan aad baafin lahayd laakiin cid kuu baafiso ama meel aad ka baafiso weyday, waxaan kuu balanqaadaynaa inaan kuugu baafin doono bilaash, laakiin waxaa lagaaga baahanyahay inaad soo buuxiso foomkan, ka dib marka uu nasoo gaaro codsigaaga waxaan kusoo bandhigi doonaa qaybta baafinta ee Shaaribo. Waxaan kaloo ka codsanaynaa akhristayaasha ama dadka nasoo booqda inay haday gartaan cid la baafinayo ay si ay naxariis ku jirto noogu so gudbiso iyadoo aad noogu soo gudbinayso halkaan: riix halkaan (Click here ) Mahadsanid(iin) !
|
Talo, tusaale, sixitaan iyo hadba wixii aad isleedahay Shaaribo way wanaajinaysaa fadlan nooso gudbi adoo ku mahadsan. Nala soo xiriir Contact us
|
by The JavaScript Source | ||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||
| ||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||
Wixii talo soo jeedin, sixitaan ama caqli cusub ah halkaan noogu soo gudbi
|
||||||||||||||||||||||||
|