Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

Jaadka/Qaadka iyo Dhibaatadiisa

TALO & TUSAALE

A A Haji

Micnaha aan bayjkan ugu talo galay waxa weeye inaan uga faa'iideeyo walaalahayga Soomaaliyeed ee ku mashquul san marqaanka iyo bahalka Qaadka layiraahado ee aan khibrada dheer ulee yahay. Waxaan isleeyahay ninkii ilaahay caqli ku filani siiyay ayaa un ka gudbi kara wakhti lumis. Sideedana waxaan ogahay inaan dhibsan jiray marka la'igala taliyo qaadka anigoo ku gudo jira isla markaa! Intaadan akhristoow sheekada aan isaga daayay Jaadka xiisaynba, ama aadan dhibsanba, waxaa iga talo ah inaad xili aadan ugu talo galin inaad "Qayisho" bal sheekadayda gudo gasho. Hadii ay taladaydu ku anfici waydo "Waa Hal bacaad lagu lisay".

SHEEKADII DHABTA AHAYD Q-1aad
Free Web Building Help