Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

Xuska maalinta qaaliga ah ee 18ka May ee 14 guurad gooni isutaaga Somaliland oo si weyn looga xusay dalka Jarmalka

Reported by: Osman Hersi - Germany

 

SDWO (Germany) Xaflad balaadhan oo lagu xusayey gooni isu taaga Somaliland kana soo qayb galeen dadweyne aad ufara badan oo isaga kala yimi Germany Holand France iyo meelo kale ayaa xalay oo bisha may16 ahayd lagu qabtay duleedka magaalada Frankfurt. 

Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada somaliland verein oo isaguna 13 jirsaday ayaa ahayd mid udhacday si aad iyo aad uqurux badan oo ay dhamaan ba kamabsuudeen caruur iyo cirooleba dadkii goobjooga ahaa iyo martisharafeedyadii kale ee kaqayb galay kulankaas .

Halkaasoo waxa lagu soo bandhigay xaflado heeso iyo isaga xogwaramista taariikhda Somaliland waxaanay isu rajeeyeen inay sanadka sanadkiisa ku ciidaan caafimaad iyo Somalialnd oo laga aqoonsan yahay caalamka

Reported by: Osman Hersi - Germany

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE