![]()
Dadkii lagu Xasuuqay Jaziira Magacyadoodii iyo Qaarkood Sawiradoodi, Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee.
Source: WWW.Halganews.com
1.Mohamed mohamud Abdi(H.Y) Businessman Isla imandii Lagu Xasuuqay Jazziira weeye Waxay inankan Walaalo Yihiin inamada hoos iman doona waa inankii koowaad eed ku aragtaan Bajkan
2.Ali Mohamed Abdi (H.A) Student & 15Matan Abdi Habashi( Arab)Student Midi waa mid ka mida inamada Walaalaha ah oo waa kii labaad eed Ku aragtaaan Halkan Inanka kale Ee ee Midig xiaga Marxuum Mataanna Waa sxb kii inamadaa Dhinyarada ahi maxay galabsadeen ee lagu dilay isaaq baad tihiin uun baa laga ursaday
3.Abdi Mohamed Abdi (H.A)Technician Marxuumkan ad arkaysaan Sawrikuusu waa markaas oo wiig aroos ahaa Ka dibna Gabadhaasina halkaa ku nin beeshay Labadaa Arooska ahaa baa lakala Dhuftay Ilaahay ha u naxariistoInankani waa inakii Sadeaxaad ee aad ku aragtaan Sawirakan ee wada dhashay
4.Abdi Muhumed Daud (H.A) Businessman Ninkan Waa nin yar oo dhalinyaro ahaa Noloshiisuna ay Markaas uun u bilaabmaysay Waxa ay Wax isku yihiin Inankaa Hore
5.Jama Mohamed Abdi(H.A) Trader Waa mid ka mida inamada Walaala laha ahaa Waxaad dareemi kartaa hooyadii Xanbaartay Maanta Sida ay Dareemi karto Inamo ay dhashay oo wada dhalinyaro ah oo aanay wali dheeftooda dhadhamin ayaa Inta Waxashnimo loo dilay hadana Waxashnimo loo aasay fikir Maanta inankani waxa uu ka mid ahaan lahaa aniga iyo Adiga Lodkeena waana inankii afraad Eed halkan ku aragto ee Ladadhashay Inamadii hore
6.Ibrahim Hasan Gelle( H.Y) US-OMC-somalia
9.Yusuf Mohame Handulle( H.Y)USAID
7.Ibrahim H. Abdillahi Dirie(H.Y)Businessman
8.Mohamed Ismail Ahmed(H.Y) Businessman
10.Saeed mohamed Mumin( C.G) Ass.pro.Lafole S.N.U
11.Musa Abdi Gaas( C.G) Businessman
12.Hussein Ali Aden(H.J)Businessman
13.Saeed Nur Musa( H.J)businesman
14.Abdirahman Mohamed Bihi( H.J)Businessman
15.Abiwahab Farah Ahmed(H.Y) Student
16.Abdifatah Ahmed Jiir( H.J) Student
17.Hassan Aw Nur Barud(H.Y) Businessman
18.Ahmed Yassin Omar Jama( H.A) Businessman
19.Mohamed Abdi Hassan( H.A)Businessman
20.Ibrahim Hassan Ege(H.A) Technician
21.hassan Abdi Muhumed (Arab) Businessman
22.Ali Mohamed Dirie(H.J) C.Serv
23.Abdi Osman Dubad(H.Y)Trader
24.Husein Omar Husein(C.G) Trader
25.Moh amed Musa Mohamed(H.Y) Trader
26.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) (H.A)Sportsman
27.Muhumed Abdillahi Warsame (Madigan)Trader
28.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan(H.A)Trader
29.Abdirahman Ahmed Dhimbil (H.A) Civil servent
30.Hussein Muhumed Farah (H.A)Civil servent
31.Mohamoud Bacadle (H.Y) Civil servent
32.Jama Aden (barosin)(H.J) Civil servent
33.Abdirahman Mohamed Osman(beledi)(H.A)Trader
34.Warsame Dugsiye Reydal (G.B) Trader
35.Barre Osman Abdi (C.G) Trader
36.Abdirizaq Aydiid Mohamed (H.A) Student
37.Hussein Osman Jama (H.A)student
38.Khadar Mohamed Ahmed (H.A) Student
39.Bihi Ibrahim Ahmed (H.A) Student
40.Hassan Nur Hersi (H.A) Student
41.Abokor Mohamed Yousuf (H.A)Trader
42.Hassan Guure Abdi (H.A) Trader
43.Khadar nuur Jama (H.A) Trader
44.Ahmed Yusuf Ibrahim (H.A) Trader
45.Mohamed Osman Jama (H.A)Trader
46.Farah Ismail Awale (H.Y) student
47.Yusuf Abdillahi Roble (C.G) graduate Dr.
48.Dayib Abdi Burale (H.Y) Trader
49.Dahir Mohamed Jama Warfaa (H.Y) Trader
50.Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale)(C.G) Trader
51.Muhidin Macalin Ahmed (Ogaaden)
52.Saadiq SH. Ahmed (ogaden)
53.Bahyaal Muhumud Jiri (Ogaden)
54.Fuad Abdillahi Ibrahim (Arab)
55.Daud SH. Ibrahim (H.Y).
56.Hussein Kheyre Abdi (H.J)
57.Rashid Mohamed Osman (H.A)
58.Abdi Barre Osman (C.G) graduateIlaahay dhamaantoodba Naxariistii Jano ha ka waraabiyo, Ehelkii Qaraabadii Saaxiibadood iyo dhamaan shacbiweynaha Somaliland na samir iyo iimaan ha inaga siiyo.
Source: Halganews.com