Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

Click Here- DISCUSSION - DOOD FURAN - KA DHIIBO FIGRADAADA 

Baaq ay  soo saareen 500 boqol oo qof oo ku kala sugan dalalka Khaliijka, Britain, Canada, USA iyo guud ahaan Yurub

Laalista Goobaha Doorasho ee deegaamada woqooyi ee Gobolka Hargeisa laga yeeli maayo Guddida Dorashooyinka.

 
Annaga oo ah qurbajoogta reer Somaliland ee ka soo jeeda Gobolka Hargeisa kuna kala nool waqooyiga Ameerika,  Wadamada Midowga Yurub, Bariga dhexe, Australia iyo daafaha adduunka intiisa kaleba waxa aanu halkan ku soo gudbinaynaa aragtidayada ku wajahan go'aanka laga fajacay ee uu komishanka doorashooyinka qaranku ku laalay goobihii doorasho ee deegaano ku yaalla woqooyiga gobolka Hargeisa. Go'aankaas oo lagu saleeyay inay deegaanadaasi yihiin qaar muran ka dhex aloosanyahay laba gobol. \
 
Hadaba annaga oo tixgelinayna go'aamadii iyo heshiisyadii ka soo baxay shirarkii beelaha Soomaalilan ee lagu qabtay magaalooyinka Burco (Bishii May 1991), kii  Boorama (February 1993), iyo shirweynihii magaalo madaxda dalka 1997); annagoo tixgelinayna hab dhaqanka geedi socodka madaxbanaanida Jamhuuriyada Soomaliland, annaga oo qadarin iyo ixtraamba u hayna distoorka qaranka Somaliland, xeerka doorashada iyo heshiisyadii ay wada gaadheen saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranku ee ku wajahan sami qaybsiga iyo sida doorashada golaha wakiilada ee sanadkani ay u dhici doonto kuwaas oo dhammaantood si caddaan ah oo aan mad-madow lahayn u qeexaya in goobaha doorasho ee sannadkani ku salaysnaan doonaan sidii uu xaalku ahaa 26 June 1960.
 
Waxa  amakaag iyo u qaadan waa nagu noqday sida foosha xun ee komiishanka Doorashooyinka Qaranku uu u baalmarayo iskagana indhatirayo qodob ka mid ah qodobbada xeerka doorashada iyo sida muwaadiniinta deegaanadaas ku dhaqan looga duudsiyayo xuquuqdoodii distooriga ahayd.
 
Waxannu halkan taageero buuxda ku siinaynaa baaqyadii ay soo saareen salaadiinta beelaha gobolka ee ay ka mid-yihiin Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir, Suldaan Xasan Nour,Suldaan Cumar Suldaan Maxamed  iyo kii afhayeenka saldanada Subeer Awal Hassan Suldaan Cabdillahi Suld. Cabdiraxman iyo waliba siyaasiyiinta iyo murashaxiinta ka soo jeeda deegaanka oo dhammaantood ka digay cawaaqib xumada ay keeni karto dhul gobol ka tirsanaa oo gobol kale la raaciyaa.\
 
Waxaannu arkaynaa in go'aankaasi haddii aan dhakhso looga noqon uu yahay mid carqalad weyn ku noqon kara doorashada golaha wakiillada, qas iyo qalaalaasena ka dhex-abuuri kara dadka walaalaha ah ee ku kala nool labada gobol ee Hargeisa iyo Awdal iyo guud ahaan jamhuuriyadda Somaliland, dhibaatada ka timaaddaana ay noqon doonto mid dusha ka saaran dawladda xaaladdan abuurtay iyo komishinka doorashada ee shuruucda dalka u taalla iska indho tiray.
 
Marka dib loo raaco sooyaalka taarikheed ee gobolka Hargeysa intii u dhexaysay 1960kii iyo 1969kii waxa dalkeenna ka dhacay saddex doorasho oo kala ahaa 1960, 1964 iyo 1969 saddexda doorasho marna wax muran deegaan ahi kama uu dhex aloosmin labada degmo ee Hargeisa iyo Awdal ee jaarka ah, taas oo ka marag kacaysa in sawaxanka iyo hummaaga hadda soo shaacbaxay uu yahay mid aan loo baahnayn iyo been abuur aan sal iyo raad toona lahayn. Marnaba taariikhda laga soo helimaayo degaamo ka tirsanaa Awdal oo deegaanka Hargeysa sifo sharci darra ah lagu raaciyay, ciddii haysa caddaymo noocaas ahi way soo bandhigo kartaa, Waxannu arkaynaa inay arrintani tahay afduub iyo cadaalad darro lagula kacayo dadka deegaanadaa u dhashay.
 
Sidaa daraadeed waxa aanu soo jeedinaynaa 
 
1)  In ay komishinka Doorashooyink Qaranku si dhakhso ah uga noqdaan go'aankaa halista ku ah degganaanshaha dalka, isla markaana ay saxaan qaladkaa distooriga ah ee ay galeen, si dadka degmooyinkaa ku nooli ugala qayb qaataan doorashada walaalahooda kale ee dalka ku dhaqan.
 
2) In Komishinka Doorashooyinka Qaranku xilkooda u gutaan si waafaqsan distoorka iyo xeerka doorashada ee loo xilsaaray, kana waantoobaan xeer-jajabka iyo habrashada ay u habranayaan xukuumadda Rayaale, si looga badbaado cawaaqib xumo ku iman karta geedi socodka dimuqradiyadda iyo doorashooyinka ay Somaliland higsanayso.
 
3)  In ay dawladdu ku dhaqanto distoorka qaranka oo ay fara-gelinta ka dayso xuduudihii ay degmooyinka dalku lahaayeen 1960kii oo aan muran ku jirin inay degaanadaa la afduubayaa ka tirsanaayeen degmada Hargeisa.  
 
 4) Haddii aan sidaa la yeelin, waxannu sii arkaynaa in natiijada doorashadu noqon doonto waxba kama jiraan, wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaadda arrintaasina waxay noqon doonto mid ay ka mas'uul yihiin dawladda iyo guddida doorashooyinku.
 
Waxannu ku soo gunaanadaynaa baaqayagan, been ma sheegto taariikhdu, ma bukooto taariikdhu, mana baqato taariikhdu ee budhaynta ha laga daayo shuruucda dalka loo dhigay. 
 
Wabillaahi tawfiiq
 
Liiska magacyada Qurbajoogta gobolka Hargeisa ee ku dhaqan dibadaha \
 
A) Canada 
 
     Mahamud Ali Abushanab                        
  1. Jamal M Muse
  2. Mohamud Muse Abushanab
  3. Mahdi Muhumed Nur                        
  4. Yasin Mawlid Rage                                       
  5. Mohamed Abdi Husein                         
  6. Mohamed Elmi Ayaanle                                 
  7. Sh. Nazir Abdi Ali                                           
  8. Hasan Omer Abushanab      
  9. Idiris Egal Nur                                                     
  10. Yussuf Jamal M. Musse            
  11. Ahmed Mohamed Omaer                         
  12. Said Omar Said Hussein Filfil                                         
  13. Mohamed Hussein Filfil                             
  14. Mohamed Muhumed Liban                           
  15. Yusuf Ibrahim (Libax)                        
  16. Ali Adan Said
  17. Aden Dahir Barkhad
  18. Abdiqadir Qalib                                       
  19. Yasin Abdillahi Tani
  20. Abdihakin Omar Musa
  21. Ahmed Ali Dualeh
  22. Abiib Ahmed Olhaye                                    
  23. Mahamed Muhumed Warsame                   
  24. Hasan Abdi Mah (Shiine)
  25. Ahmed Abdillahi Diriye                          
  26. Yasin Abdi Qalib
  27. Husein Abdi Tani
  28. Ahmed Omar
  29. Abdi Farah
  30. Mahamud Husein Wacays
  31. Abdillahi Yussuf
  32. Muse Nur Dualeh
  33. Mohamed Nur Dualeh
  34. Musa Arab Obsiye
  35. Mahamed Arab Obsiye
  36. Jama Abdillahi
  37. Muse Ibrahim Bokh                                       
  38. Abdifatah Ahmed Aw Yusuf
  39. Ahmed Aw Yusuf
  40. Aden Muhumed (Biibii)
  41. Omer Mahmed Muhumed                   
  42. Sadiq Mahamed Muhumed
  43. Rashid Ali
  44. Mukhtar Osman H. Abdi                            
  45. Siad Yusuf Buuni                                                   
  46. Mahamed Muse Alin
  47. Aden Abdillahi Hanfi
  48. Khadar Omer Egeh
  49. Yasin Omer Musa
  50. Abdirahman Ahmed Farah
  51. Hasan Good Jibrir
  52. Mahamud Yusuf Dualeh
  53. Abdiazis Hasan Warsame
  54. Ali Husein Aw Ali
  55. Daud Aden
  56. Abdi Ali Nur
  57. Abdi Aw Mahamud Ismail
  58. Omar Jaban
  59. Hashi Egal                             
  60. Mukhtar Muhumed Abdillahi
  61. Mukhar Dahir Madat
  62. Mahamed Mal
  63. Abdikarin Husein Abdi
  64. Jibriir Hasan Warsame
  65. Ahmed Ali Abas
  66. Abdirisaq
  67. Dualeh Jama
  68. Khadar Abshir
  69. Hasan Yusuf Ali
  70. Muhyadiin Abdi                            
  71. Samater  Jama Hassan                        
  72. Guleid Jama Hassan                        
  73. Lodon Jama Hassan
  74. Mohamed Ahmed
  75. Mahamud Ahmed
  76. Omar said
  77. Farah Jama
  78. Abdirashid Hasan
  79. Abdirisaq Omar
  80. Hasan Barre
  81. Husein Barre Yusuf
  82. Ismail Mohamed Abokor
  83. Aden Dahir Barkhad
  84. Mohamed Yusuf
  85. Mohamed Olyahe
  86. Omar H. Mahamud
  87. Omar Dhegjar
  88. Rashid Yusuf
  89. Abdi Gaydh
  90. Ali Haji Yusuf
  91. Dr. Mohamed Rabi
  92. Said Muse
  93. Abdinazir inagaydh
  94. Deeq Abdi Guray
  95. Mohamed Biixi
  96. Ali  Aw Aden
  97. Mohamed Nuh
  98. Abdi Dhegaweyne
  99.  Rashid Ahmed
  100. Ahmed Ali Nur 
  101. Mohamed Osman
  102. Aden Nur Awaleh
  103. Jibril Ahmed Jama
  104. Ismail Ahmed
  105. Mohamed Aw Abdi
  106. Ahmed Samater
  107. Abdi Husein
  108.  Hassen Abdillahi
  109. Ali Hasan
  110. Mohamed Hasan
  111. Aden M. Egeh
  112. Faisal Isaxal
  113. Keyse Barkhadle
  114.  Abdulrashiid Ali Hassan
  115.  Ali Adam Tani
  116.  Jama Adam Tani
  117.  Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
  118.  Omer Hassan Mohamed
  119.  Yassein Abdilllahi Elmi
  120.  Abdillahi Ahmed Warsame
  121.  Mohamed Ali Warsame
  122.  Ahmed Ali Ibrahim
  123.  Abdulqadir Ali Ibrahim
  124.  Mohamed Ali Ibrahim
  125.  Mustafa Mohamed Ibrahim
  126.  Fowsi Abdillahi Abdi
  127. Hassan Abdillahi Abdi
  128. Fuad Abdillai Abdi
  129. Abdulkarim Abdillahi Abdi
  130. Abdirahim Abdillahi Abdi
  131. Abdi Mohamed Essa
  132. Saeed Ahmed Hersi
  133. Awil Jama
  134. Faisal Omer Hassan
  135. Mustafa Abdi Mousa
  136. Ali Adan Samater
  137. Mohamoud Adan Samater
  138. Mohamed Yusuf Samater
  139. Abdirahman Yusuf Samter
  140. Abdirhaman Osman Yussuf
  141. Idriss Ibrahim Ahmed
  142. Saeed Ibrahim Ahmed
  143. Mustafa Ibrahim Ahmed
  144. Mahdi Ibrahim Ahmed
  145. Mahfouz Ibrahim Ahmed
  146. Mohamed Ibrahim Ahmed
  147. Ahmed Elmi Gadid
  148. Najib Ibrahim Ahmed

 

B. USA 

1. Mohamed Abdi Hirsi

2. Mohamed Hussein Issa
3. Hassan Bihi Yonis
4. Hussien Ali Hanfi
5. Abdirahman Jama Abokar
6. Mohamoud Hashi
7. Mohamed Yussuf Gaagab
8. Nasir Abdillahi Yussuf
9. Abdirahman Mohamed Hassan
10. Dahir Hashi Madar
11. Moahmed Abdi Elmi
12. Fadumo Essa Yonis
13. Saeed Aw Osman Ismail
14. Abdikarim Qasim
15. Ahmed Jama Yasin
16. Xassan Yonis Abdillahi
17. Farhaan Ibrahim Cabdillahi
18. Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
19. Samiir Cali Ahmed
 
 
 
C) Europe
1. Ali Omer Yonis
2. Cabdicasiis Macallin Axmed
3. Hassan Haji Yaheen
4. Khadar  Ali
5.Muse Mohamed Yousuf
6. Dayib Abdi Geele
7. Yousuf Dhamac Xassan
8. Nour Yousuf  
9. Abdillahi Ibrahim Hassan
10. Mahamed Abdi Yasiin
11) Abdi Hurre Dualeh
12) Ahmed Cisman Aden
13) Farhan Ibrahim Yasiin
14) Cumar Maxamed Xoore
15)Mohamed Dahir Kheyreh
16)Abdihakim Sulub
17)Hashi Hussein
18)Hassan Hussein
19) Axmed Maxamed Yusuf
20) Cabdiqani Cismaan Xandule
21) Cabdilaahi Maxamed Cali - Suxufi
22) Xasan Huseen - Xasan Mataan
23) Guled Cabdi Sheekhaash
24) Ismacail Maxamed Gadiid
25) Cabdirisaaq Xuseen Balayax
26) Mukhtar Axmed Sh. Adan - Taysa
27) Yusuf Xuseen Cabdale
28 Siciid Axmed Yusuf
29) Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare
30) Cabdirashiid Cabdi Maxmed - Fiil
31) Maxamed Siciid Cagadable
32) Mustafe Xaaji Aadan
33) Siciid Maxamed Yusuf
34) Khadar Abokor Cabdilaahi
35) Yusuf Caawiye
36) Fu,aad Cabdilaahi Weerar
37) Maxamed Cumar Maygaag
38) Cabdi Cali Mahdi
39) Cabdikarin Ismacil Maxamed
40) Cabdi Abaadir Maygag
41) Cabdirahmaan Maxamed Qalib
42) Maxamed C/lahi Yasin
43) C/Salaan Cali Cilmi
44) Yusuf C/lahi Yasin
45) Maxamed A Gondleh
46) Rashid Cali Farah
47) Caydarus Ahmed Cali
48) Yasin Cabdi Dunad
49) Maxamud Maxamed Xassan
50) Xasan Xuseen
51) Cabdil Qaadir Cumar
52) Ibrahim Cabdilahi Cumar
53) Axmed Yusuf Cabdi
54) Abaadir Cali
55) Mustafe Maxamed Gadiid
56) Cabdiraxmaan Dalal
57) Cabdi Rashid Ismaciil
58) Cali Cabdi Ismaciil
59) Maxamed Cali Axmed
60) Maxamed Jamac
61) Cabdi shakur Axmed Yusuf
62) Yusuf Xuseen Yasiin
63) Maxamed Xaashi Maxamed
64) Yasin Nuur Warsame
65) Fahmi Axmed Cabdi
66) C/nuur Cismaan Xasan
67) Mustafe Warsame Axmed
68) Axmed Farax Cilmi
69) Saleeban Xusen Mooge
70) Cabdi Ismaciil Isaaq
71) Maxamed Axmed Xirsi
72) Cabdilaahi Xasan Cabdale
73) Amiin Cali Cabdi
74) Yusuf Ismaciil Xasan
75) Maxamed Maxamud Axmed
76) Yasin Farax Meecad
77) Axmed Xaji Xuseen
78) Yusuf Dhamac Xasan
79) Cabdi Casiis Faarax
80) Muse Cilmi Cabdi
81) Maxamed Cabdi Xuseen
82) Maxamed Cabdilaahi Wacays
83) Maxamed Ibraahim Xassan
84) Mustafe Cali Nuur
85) Cabdirashiid Nuur
86) Faarax Cali Yaxye
87) Maxamed Nuur Mooge
88) Cabdilaahi Ismacil
89) Xuseen Dayib
90) Cali Warsame Xassan
91) Maxamuud Hoori Cali
92) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin
93) Cabdirashiid Xuseen Bookh
94) Kaahin Yoonis Buux
95 Cabdirasaaq Bulxan Maxmaed
96) Yasin Cumar Xirsi
97) Kaysar Yusuf Odawaa
98) Cismaan Nuur
99) Muxumed Qalinle Cilmi
100) Axmed Dahir Cilmi
101) Cabdiqadir Cali Qawdan
102) Nuur Cali Qawdan
103) Hannad Yaasiin
104) Iid Dahir Khayre
105) Maxamud Xaad
106) Cabdiwaaxid Sulub Mire
107) Maxamud Ilyaas
108) Ismaciil Maxamuud Maxamed
109) Khalid Cumar Maxamed
110) Maxamed Axmed Cali
111) Axmed Cali
112) Kayse Iimaan Ismacil
113) Idiris Xuseen Maxamed
114) Yusuf Kaahin Warfaa
115) Cabdiqani Muuse Daahir
116) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed
117) Ahmed Osman
118) Hussein Ahmed Aided

119) Abaadir Cali 

120) Abaadir Muuse Diiriye
121) Amiin Cali Cabdi  UK
122) Axmed Cali UK
123) Axmed Ceydiid Cali   UK
124) Axmed Dahir Cilmi  UK
125) Axmed Farax Cilmi  UK
126) Axmed Maxamed Yuusuf UK
127) Axmed Xaji Xuseen UK
128) Axmed xasan cali  UK
129) Axmed Yusuf Cabdi  UK
130) Bashiir Ciise UK
131) C/nuur Cismaan Xasan  UK
132) C/Sallaan Cali Cilmi  UK
133) Cabdi Abaadir Maygag  UK
134) Cabdi Cali Mahdi  UK
135) Cabdi Casiis Faarax  UK
136) Cabdi Geerash UK
137) Cabdi Ismaciil Isaaq  UK
138) Cabdi Koosaar Abokor UK
139) Cabdi Qaadir Cumar  UK
140) Cabdi Rashid Ismaciil  UK
141) Cabdi shakur Axmed Yusuf  UK
142) Cabdi Yuusuf Cige UK
143) Cabdifataax Sixiic Axmed UK
144) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed  UK
145) Cabdikarin Ismacil Maxamed  UK
146) Cabdilaahi daarood xasan  UK
147) Cabdilaahi Ismacil  UK
148) Cabdilaahi Maxamed Cali UK
149) Cabdilaahi Xasan Cabdale  UK
150) Cabdiqadir Cali Qawdan  UK
151) Cabdiqani Cismaan Xandule  UK
152) Cabdiqani Muuse Daahir  UK
153) Cabdirahamaan Xasan Cali UK
154) Cabdirahmaan Maxamed Qalib  UK
155) Cabdirahmaan xasan cali Gaas UK
156) Cabdirasaaq Bulxan Maxamed  UK
157) Cabdirashiid Cabdi Maxamed - Fiil  UK
158) Cabdirashiid Nuur  UK
159) Cabdirashiid Xuseen Bookh  UK
160) Cabdiraxmaan Dalal  UK
161) Cabdirikas Xasan  UK
162) Cabdirisaaq Xuseen Balayax  UK
163) Cabdiwaaxid Sulub Mire UK
164) Cali Cabdi Ismaciil  UK
165) Cali Warsame Xassan  UK
166) Caydarus Ahmed Cali  UK
167) Cismaan Nuur  UK
168) Faarax Cali Yaxye  UK
169) Fahmi Axmed Cabdi  UK
170) Fu,aad Cabdilaahi Weerar UK
171) Guuleed Cabdi Sheekhaash  UK
172) Hannad Yaasiin  UK
173) Ibrahim Cabdilahi Cumar  UK
174) Idiris Xuseen Maxamed  UK
175) Iid Dahir Khayre  UK
176) Ismaaciil Cumar Xasan  UK
177) Ismacail Maxamed Gadiid  UK
178) Ismaciil Maxamuud Maxamed  UK
179) Kaahin Yoonis Buux  UK
180) Kaysar Yusuf Odawaa  UK
181) Kayse Iimaan Ismacil UK
182) Khalid Cumar Maxamed UK
183) Maxamed A Gondleh  UK
184) Maxamed Axmed Cali UK
185) Maxamed Axmed Xirsi  UK
186) Maxamed baashe Awcali  UK
187) Maxamed C/lahi Yasin  UK
188) Maxamed Cabdi Xuseen  UK
189) Maxamed Cabdilaahi Wacays  UK
190) Maxamed Cabdillahi Yaasiin  UK
191) Maxamed Cali Axmed  UK
192) Maxamed Cumar Macaash  UK
193) Maxamed Cumar Maygaag UK
194) Maxamed Ibraahim Xassan  UK
195) Maxamed Jamac  UK

196) Cabdillaahi Cabdi

197( Maxamed Mahdi cali 

UK
198) Maxamed Maxamud Axmed  UK
199) Maxamed Nuur Mooge  UK
200) Maxamed Siciid Cagadable  UK
201) Maxamed Xaashi Maxamed  UK
202) Maxamed X. Cali  UK
203) Maxamed Yuusuf Cali  UK
204) Maxamed Yuusuf Cumar UK
205) Maxamud Ilyaas  UK
206) Maxamud Maxamed Xassan  UK
207) Maxamud Xaad UK
208) Maxamuud axmed Xaaji  UK
209) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin  UK
210) Maxamuud Hoori Cali  UK
211) Maxamuud maxamed Sheekh  UK
212) Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare  UK
213) Mubaarik Xasan Tamuuje UK
214) Mukhtar Axmed Sh. Adan - Taysa  UK
215) Musatefe Daauud UK
216) Muse Cilmi Cabdi  UK
217) Mustafe Cali Nuur  UK
218) Mustafe Ceydiid Cali  UK
219) Mustafe daahir Barkhad UK
220) Mustafe Maxamed Gadiid  UK
221) Mustafe Warsame Axmed  UK
222) Muxumed Qalinle Cilmi  UK
223) Nuur Cali Qawdan  UK
224) Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi  UK
225) Rashid Cali Farah  UK
226) Saleeban Xusen Mooge  UK
227) Shuuqi sanyare xaaji cali  UK
228) Siciid Axmed Yusuf  UK
229) Siciid Maxamed Yusuf  UK
230) Siciid Yuusuf Cumar  UK
231) Xasan Huseen - Xasan Mataan UK
232) Xasan Xuseen  UK
233) Xuseen Axmed Ceydiid UK
234) Xuseen Dayib  UK
235) Yasin Cabdi Dunad  UK
236) Yasin Cumar Xirsi  UK
237) Yasin Farax Meecad  UK
238) Yasin Nuur Warsame  UK
239) Yusuf C/lahi Yasin  UK
240) Yusuf Caawiye  UK
241) Yusuf Ismaciil Xasan  UK
242) Yusuf Kaahin Warfaa UK
243) Yusuf Xuseen Cabdale  UK
244) Yusuf Xuseen Yasiin  UK
245) Yuusuf Cabdillaahi Yaasiin  UK
246) Siciid Maxamed Cumar UK
247) Idiris Garow Diiriye UK
248) Maxamuud Cabdi Aadan  UK
249) Maxamed Handulle UK
250) Khadar Cabdi Jaamac UK
251) Axmed Maxamuud wayab UK
252) Cabdirahamaan Maxamed UK
253) Axmed Xaaji Xuseen Cumar UK
254) Maxamed Cabdillaahi Xuseen  UK
255) Xamse Xasan Muuse UK
256) Mustafe xaaji Nuur UK
257) Axmed Ismaaciil Cumar  UK
258) Carab Guuleed UK
259) Macamuud Cali  UK
260) Maxamed Aadan Xasan 
 
D) Dalalka Khaliijka
  
1) Abdi Yonis Xaad
2) Ali Muse Xaaji Yousuf
3) Axmed Xussein Ismaciil
4) Khadar Digaale Saciid
5) Aden Sulub Ciise
6) Saleebaan Yousuf Maxamed
7) Cabdillahi Xali Yaxeen
8) Faisal Jibriil Saleebaan
7) Maxamed Kenadiid
8) Saciid Yousuf Hurre
9) Faysal Maxamed Caydiid
10) Xussein Aw-Maxamoud Yousuf
11) Xassn Aw-Ismaciil 
12) Cabdihadi Jamac Cilmi
13) Ismaciil Cabdi Bacad
14) Dayr Axmed Oday
15) Cabdi Xirsi
16) Axmed Geelle
17) Dayib Xussein Ismaciil  
18) Abshir Cabdillahi Xassan
19) Saciid Cabdi Xussein
20) Axmed Yousuf Jamac
21) Xassan Faarax Caalin
22) Cabdi Maxamed Aden
24) Cabdi Maxamoud Digaale
25) Dayib Cismaan
26) Waliid Taanishle
27) Maxamed Yousuf Cabdi
28) Maxamoud Jamac  Gadhyare
29) Saciid Yasiin Samater
30) Axmed Maxamed Cisman
31)  Cabdillahi Cabdi Cadaani
32) Axmed Muxumed Ducaale
33) Ismaciil Baruud
34) Axmed Gaas Cali-Xayd
35) Ahmed Cabdiraxman Cumar-Xaashi
36) Abdirazaqa Axmed Hurre
37) Khadar Barre Axmed
38) Ahmed Ibrahim Hassan
39) Adam Abdi Farah ( Mandeeq)
40) Muse Ahmed Jama
41) Koos Maxamed Hayaan
42) AHMED OMER ABDILLAHI [GURAY DALOLDHO]
43) ISMAIL MUSE JAMA [DANIYEH]
44) AHMED OMER GARAACTO
45) -MOHAMED ABDI BIKEE
46) YASSEIN XASAN XARUURI
47) MAHAMED ABDI SARHAYE
48)  SAEED MUSE ILDAB
49) MOHAMED ABDI BIIRSHE
50) DAUD JAMAC COOMEY
51) Fuad Carab Dheere
52) Cumar Gahayr
53) Hassan Ali Giireh
54) Ibrahim Muse Diini
55) Mohamoud Hussein Ismail
56)  Maxamed Xirsi
57)  Rashid Cabdi Garaw  
58) Cabdillahi Mahdi Ibrahim
59) Ahmed Carab Xassan
60) Ibrahim Macallin Maxamed
61) Maxamed Xassan Gaxnoug
62) Rashid Xaji Cabdi
63) Ahmed Mohumed Duale
64) Ahmed Mamed Dualeh
65) Cabdi Muxumed
66) Rashid Ahmed Ali
67) Cabdi Balayax
68) Ahmed Cabdallah Cige
69) Jiciir Xaaji Xussein
70) Hussein Ahmed-yasiin Cumar Xaashi
71) Mustafe Shiine
72) Ahmed Abdi Hussein
 
 
 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE