Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

HEESO CUSUB OO FANAANIITA SOMALILAND  Qaadayaan

 

 

Dalkaygay Dowladi ka dhalatee - Caabi Mire Dacar iyo Sahra Ileys - Hargeysa

 

Hees Cusub: Xasuustii nagama guurin, Xanuunkii maan ilwaain,  Ninkii xiisaynayoow xasuuq danbe yeelimaayno, Anagu Xamar doonimaayno, xumaana  u geeysanmayno - waxay soo baxday October2004 

 

Heeso Cusub: Difaaca dalka Waxay soo baxday 5th November 04

 

Dhegayso Heestii laga mabnuucay inay ka baxdo Idaacada Radyow Hargeysa ee loo arkay hees antiya waxa la yidhaa Sumalow Darbane - Abwaan Axmed Aw Geedi

 

 

 

 

Barnaamijyo Cod ah

Waraysi Mujaahid C/Raxmaan (Audio)

Somaliland: Barnaamij Maqal ah oo aan idiinku soo ururinay hadalo ka mid ah ku dhawaaqidii go,aankii golaha guurtida, shirkii jaraaid ee Madaxweyne Riyaleiyo hadalkii Jirde

 

Halkan ka dhegayso waraysi BBC du la yeelatay wasiirka xidhiidhka Golayaasha Mr Buuni oo eed u soo jeediyay gudoomiyayaasha mucaaridka  isla markasna waxba kama jiran ka dhigay doorashadii

 

Press Release  Audio:  Halkan ka dhegayso warsaxaafadeedka SDWO: Dimoqraadiyadii aan sedexda jeer u codeynay ma waxay ina dhaxalsiisay in ardaydii Gebiley iyo waalidkood habeen madoow la xukumo Waa Ayaan darro 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE