Top Banner
Home
Gabayo
Heeso
Links
Contact

My Hopes and Prayers to Somalia

About Me

Waxaan ahay nin dhalin yaro ah, oo iskool ka dhigta magaaladda Toronto, ee dalka Kanada (Canada). Waxaan aad u jeclaysan lahaa, in dhamaan ummadda Soomaaliyeed, meelkasta ha joogeen'e, ay ku raaxaystaan, gabayada Soomaaliga ah ee aan halkan kusoo urruriyey. Waxaan kaloo halkaan aad iyo aad ugu mahad cellinayaa, dhamaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ee igu caawisay, urrurinta gabayada Soomaaliga.

Waxaan ummada Soomaaliyeed, meel kastaba ha joogeen'e, jeclaan lahaa in ay illa soo xiriiraan hadii ay hayaan gabay ama gabayo Soomaali ah, gaar ahaan kuwa wadanniga ah. si ay Soomaali oo dhan ugu raxaysato. Waxaan kaloo jeclaan lahaa, in aad ii sheeg tid hadii aan qalday gabayga qoristiisa, qofkii tiriyey, ama macnihiisa, sidaan u fahmay gabayga macnihiisa.

Big Teddy Web Page Design Solution For Small Business
| Home | Gabayo | Heeso | Links | Contact | About |