Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!
Baraawe Online
Home
Map
Music
Opinion
Baraawe is community service organization located in Southeast Columbus Ohio, Somaalia South Baraawe is mainly for educational purposes and community service. We teach and inform the Baraawe Community about job training and education involvements.
 

This home page is an opportunity for the Baraawe community and to take responsibility for telling the truth on all points of corruption and violence. We will make known all documents or any top secrets that we find. We will never tell of false history or use imaginary words. We wil have respect for everyone (Doctors, lawyers ,Intellegence , kings, teachers, every one). We will support this community on this web page by being open our minded to any side. We never hate anybody. We are responsible to be kind. We promise to keep all our culture and relegion. We expect our people, every one of us, to keep and know his culture and to know what she/he is was responsibile for. We will work together. That is the only way to succeed. We have to work hard together, every one us.

Waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan marwooyin iyo mudaniyaal, dad weynaha sharafta qaayaha mudanow waxaan idiin soo gudbineynaa website oon ugu magac darney bahweynta reer baraaawe, iyadoo qowmiyadan weyn ee faca taariikh leh waxaan isku xilqaadney inaan idiin soo gudbino hadal hufan oo qayaxan oo macaani ku fadhiya, dad weynaha oo idil waxaan leenahey haddii dhaliilo soo baxaan waxaan diyaar u nahey in nala saxo magafe waa Alle, dhalinta isku xilqaadey website kan waa dhexdhexaad, waxaa daran is wareysi la'aan haddii aadan qofka aadan wax wareysan waligaa waxa jira ogaani meysid, waxaan idiin balan qaadeynaa hadduu Alle idmo inaan meel dhexdhexaad iskugu imaani karno adigoo wax waliba ka hor mari naayo dantaada guud tan soomaaliyeed, ka dib tan dadkaada waa arinta kaliya ummadi ku hor mari karto haddii arintana Alle ku xirato,haddaan u soo noqono bahweynta reer baraawe waxaa idiinla gudboon sidaad horeba u eheydeen ummad nabadeed jecelna danta guud saas ku wadaan, soo dhaweysaan marti sharafkii la idiinku qayiin aad wadaan, waana ummad aad ugu xil dheer dhinaca diinta iyo ganacsiga, iyagoo yaqaan aadna ugu fiican iney soo dhaweynayaan qof waliba xiiseynaya amaba jecel inuu dhulkooda maalgelinaya oo nooc waliba isku jiraan( Waddan- Shirkad- Qof ) maalgalinaya waxaan diyaar ula nehey shaqaale aad u carbiyeysan oo qibrad dheer u leh siday ula macaamilaan qof waliba xiiseenaya waa u furan yahey albaabada dhinaca waliba xiiseynaya ku soo dhawaada, fadlan bahweynta reer baraawe ku dadaala inaad qof waliba qofka kale qiimeeyo waa tan kaliya ummadi ku hagaagto amaba waxterkeedu ku fiicnaado waa naga talo iyo tusaale nala shaqeeya walaalayaal. Waxaa website kan isku xilqaamey amaba dhowristiisa leh dhan waliba:

Ali Ridwan ( CEO )

Phone 614-491-0244

Phone 614-946-2849

Emial : aliridwan10@yahoo.com

Bob Rossel

Website/ Adviser

Faqi Said Faqi

Vice president

Website/ Speaker

Phone 614-260-3484

James Smith

Website/ Tech

Copyright © Ali Ridwan 2004: All Rights Reserve