|
Opinion -
Fikrado |
Prime
Minister must Restrain his Staff - Editorial
 Ciil
Kama Kore - Maxamed
Hirad  Maba
Xoogeysane Jajuube Ogaa - Abdi Nur
Gelle  Blaming
the Moon -
Abdi-Noor Mohamed  Guilty
Conscious or Just Business -
Mohamed Mukhtar Ibrahim Lincoln
- Kennedy- Similarities ? -
USA Trivia Somalia
: Beyond President Yusuf -
Abdalla A. Hirad The
Prime Minister Appointee : Prof. Ali Mohamed Ghedi -
Ali S. Faqi Will
I Ever See Khadra Again? and Prisoners
(Two
Poems) - Abdi
Noor |
|
|
Warar
Goos-Goos ah - Jimco, Nofember 19, 2004 -
Jimco, November 19, 2004 (HOL) Golaha Ammaanka ee
Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ayaa maanta ka wada
hadlay Arrimaha Soomaaliya, iyagoo ku guda jira shir ay
maalintii labaad ku lahaayeen caasimadda dalka Kenya ee
Nairobi oo looga hadlayay Arrimaha dalalka Suudaan iyo
Soomaaliya. |
| News
Update Friday Nov. 19, 2004 |
Kibaki asks for help to stabilise
Somalia - Standard Somali Leader Home Raid:
3 Held - Daily
Nation Telecoms thriving in lawless
Somalia -
BBC SOMALIA: Inter-governmental
organisations call for reconciliation
-
IRIN
|
|
|
Warbixin
Ku Saabsan Saddex Nin oo Soomaali ah oo Ka Tirsan
Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Magaalada Rochester ee
Gobolka Minnesota - HOL- Rochester, Mn.
Magaalada Rochester oo 75 mile dhanka koonfureed ka
jirta Minneapolis ayaa loo maleynayaa ineey deggan
yihiin Soomaalida ugu badan ee deggan gobolkan
Minnesota, marka laga reebo magaalooyinka mataanaha ah
ee Minneapolis & Saint Paul.
|
| Warar
Goos-Goos ah - Khamiis, Nofember 18, 2004 -
Khamiis, November 18, 2004 (HOL) Iyadoo uu saacado
kooban ku nastay guri magaalada Nairobi loogu diyaariyay
madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya
Col. C/llaahi Yuusuf Axmed kadib markii uu ka soo
laabtay safar uu ku soo kala bixiyay dalal dhowr ah oo
Afrikaan iyo Carab isugu jira ayaa waxaa dhacday in ay
kooxo hubeysan soo weeraraan habeen hore guriga uu
magaalada Nairobi ka degan yahay,... (Warar ka soo baxay
weerarkaas). |
| News
Update Thursday Nov. 18, 2004 |
New
clash between rival Somali areas kills two
- Reuters Somalia seeks
peacekeeping force
- BBC INTERVIEW-Somalia wants
UN Council to agree peace force fund
-
Reuter European Commission funds the new Somali
Parliament -
IRIN Kenyan president calls on UN to rally
behind Sudan, Somalia -
Xinhuanet
|
|
|
| News
Update Wednesday Nov. 17, 2004 |
Mogadishu University receives
support fund from America
- MU Gunfight at Somali
president's Nairobi home
- Mail and Guardian In
pictures: Mogadishu life - BBC
Gunmen on the run after 'botched
burglary' -
IOL Somali Leader's House
"Attacked" -
BBC AU
to seek closer ties with Security Council -
IRIN
|
|
|
Security
Council meeting to focus on Sudan, Somalia
- NAIROBI, 16 Nov 2004 (IRIN) - The United
Nations Security Council meeting that is due to take
place on Thursday and Friday in the Kenyan capital,
Nairobi, will focus on the situation in Sudan and on the
peace process in Somalia,a UN official said.
|
| Madaxweyne
C/llaahi Yusuf oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada
Nairobi - Talaado, November 16 (HOL) -
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo
Wafdigii uu hogaaminayey ayaa 4:00 galabnimo soo gaaray
Nairobi iyaga oo kasoo kicitamay Dalka Jibuuti. Wafdigaa
uu hogaaminayo Md C/llaahi Yusuf ayaa shalay gaaray
Dalkaasi Jibuuti waxayna xalay wada hadal yeesheen
Madaxweynaha Dalka Jibuuti Ismaaiil Cumar Geelle |
| News
Update Tuesday Nov. 16, 2004 |
Suspects
planned to kill Ayan Hirsi Ali and Wilders
- Expatica Somalia
unfazed by peacekeeper opposition -
IOL Bond for Wyoming college student denied
-
News Day As
fasting ends, the lessons of Ramadan linger
- The Christian Science Papers
exact ultimate price - azcentral.com
|
|
|
| Warar
Goos-Goos ah - Isniin, Nofember 15, 2004 -
Isniin, November 15, 2004, (HOL)
Wafdiga uu hoggaaminayay Madaxweynaha Xukuumadda FKMG ah
ee Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed oo Axaddii dib
ugu soo laabtay magaalada Sanca ee dalka Yemen kadib
markii ay ka soo qeybgaleen munaasabaddii Salaadda
Janaasada ee lagu tukaday madaxweynihii Falastiiniyiinta
Yaasir Carafaa ee ka dhacday
magaalada Qaahira ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda
uu gaaro magaalada Djibuuti. |
| News
Update Monday Nov. 15, 2004 |
Somalia undeterred by opposition to
peacekeepers -
Reuters Teen
talked in his yearbook about 'taking over Somalia '
- AP ETHIOPIA:
Rains fall in Somali region as shortages persist
- IRIN Djibouti
Refuge Shelters Endangered Cheetahs - Only
Punjab Relief
agencies seek US $479 million for Eritrea, Somalia and
Uganda- IRIN
|
|
|
|
Muqdisho
iyo magaalooyin kale oo shalay iyo maanta laga kala
ciiday - Axad, November 14, 2004, HOL
Munaasabadda Ciida Soon fur ayaa weyneynteeda si aad ah
loogu kala qeybsamay magaalooyin iyo deegaanno ka mid ah
dalka Soomaaliya oo ay Caasimadda Muqdishana ka mid
tahay
|
| News
Update Saturday Nov. 13, 2004 |
‘Visa ban for Somalis is likely to be
lifted’ -
Khaleej Times Somali
enclave urges Yusuf to withdraw troops -
Reuters Dutch
Islamic suspects planned to murder deputies
- AFP (Yahoo News)
|
|
|
|
Ra`iisul
Wasaare Cali Maxamad Geddi oo Shir Jaraa'id Qabtay
- Jimco 12 November 2004 (HOL) - Ra`iisul
Wasaare Cali Maxamad Geddi oo shir jaraa'id ku qabtay
magaalada Nairobi ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid
ahaayeen : Qaabka dowladda uu soo dhisayo, ciidamada
nabad ilaalinta ee horay madaxweynihiisu
|
CIID
WANAAGSAN: Bishii la wada dhowrayay ee Soonfur oo
bilatay - Jimco, November 12, 2004 HOL -
Sida uu Hiiraan Online u xaqiijiyay Wariye C/risaaq
Shiikh Adduun oo ku sugan magaalada Boosaaso waxaa caawa
bishii Soonfur laga arkay deegaano ka tirsan
magaaladaas, iyadoo caawana ay takbiir ka socoto
Masaajidyada ku yaala magaalada Boosaaso.
|
| News
Update Friday Nov. 12, 2004 |
Former
Somali prime minister, sued for war crimes
-
cja.org Lawsuits
Filed Against Two Somalis in N.Va. - The
Washington Post What
will get Somalia back on its feet? - BBC
Good
will builds as troops work on projects in Djibouti
- Stars and Stripes FAO
Calls for $60 Million for Urgent Agricultural Relief
- MySan
|
|
|
| Warar
Goos-Goos ah - Khamiis, Nofember 11, 2004 -
Khamiis, November 11, 2004 (HOL) War-Murtiyeed ka soo
baxay Dalladda Culumaa'udiinka Soomaaliyeed oo uu ku
saxiixnaa guddoomiye ku xigeenka Dalladdaas Shiikh Axmed
Maxamed Suleymaan ayaa lagu cambaareeyay dilalkii
dhowaan Magaalada Muqdisho loogu geystay Saraakiil ka
tirsan ciidamadii hore ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo
uu ugu dambeeyay midkii loo geystay Ex. Jen. Maxamed
Cabdi Maxamed oo ay 5-tii bishan rag dabley ah oo wejiga
soo qarsaday ay ku dileen gurigiisa hortiisa. |
| News
Update Thursday Nov. 11, 2004 |
Somali
life strong on U's West Bank -
The Minnesota Daily GWU
condemns beating of Somali workers - The
Malta Independent Grief
and anger over Theo's murder - The
International Herald Tribune Bantu
raise concerns - UticaOD.coms
|
|
|
Madaxweyne
C/llaahi Yusuf oo Maanta gelinka dambe la filayo in uu u
dhoofo dalka Masar si uu uga qayb galo tacsida Yasir
Carafaat - Khamiis 11, November 2004 (HOL)
- Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Mudane C/laahi
Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Gelinka dambe
ee Maanta waxa la filayaa in ay tagaan Wadanka Masar
halkaasi oo ay kaga qeeyb gelayaan Tacsida Allaha u
naxariistee Hogaamiyihii Falastiin |
| News
Update Wednesday Nov. 10, 2004 |
|
American
student charged with aiding terror group -
AP Areas
of Juba Valley inundated by floods -
IRIN IGAD
Asked to Help Somalia - The East Africa
Djibouti
refuge shelters endangered cheetahs -
Reuters Regions
and territories: Somaliland - BBC
Two
Somalis say they were beaten for demanding salaries
- The Times DJIBOUTI:
FGM still a major challenge
- IRIN
|