Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

BAAFINTA DADKA WARKOODA LA LA'YAHAY

My Favorite Web Sites

BACK TO (Shaaribo)

1.Waxaa la baafinaayaa Cabdirashid Cabdullahi Shiikh Cali (Majeerteen, Cusman Moxamud) oo ugu war danbaysay magaalda Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Cabdirashiid waxaa warkiisa la la'yahay muddo hadda ku dhow Afar Sanadood, dagaaladii sokeeye aawgeed waxaa laga yaabaa inuu Xadka Etoobiya ama Kenya u gudbay, ama uu weli Soomaaliya ku suganyahay. Cabdirashiid maskaxda ayaa xoogaa looga jiray, da'diisu waa 34 jir, cidii warkiisa haysa, noloshiisa ama dhimashadiisa, fadlan annaga noogusoo hagaaji.

 

Click here for the webmaster Mahadsanidiin.