Site hosted by Angelfire.com: Build your free website today!

   

 
 A
 
 
    Home About Us Forum Gabayo Chat Room Guest Book Heeso  Mahmahyo          
 
        Search


   

 

 

    Other Links

   
  
   
    Awdalnews

    Awdalnet
   
Awdalsports
  
  Awdalcharity
   
Awdal Online

   Jamhuuriya 

    Halganews

    Haatuf.net

   Hiiraan
 
   Somaliweyn

    Somaliland
    Somalilife 

    SomaliNet   
   
Cayaaraha
   
Togdheersports
  
 Somaliland Post
  
 Somaliland Net

 
        Companies

 
 
 

    Star Airlines
    
Daallo
   
Dahabshiil
  
Ambassador
 
 Maansoor
  
Radio Sahan
 
    News Papers

    Somali Press
    Arab News
    Standard
    Addis Trib
 
      Ngo Links

    Education
    ACARO
    Agency
    CARE USA
    BOND  
    Moonlight
    Says
    Human Right Watch
    Hiiraan Development

 

 

 

 
Galabta fiidkii ayaa madxwaynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale iyo wafti culus oo uu hogaaminayaa aay soo gaadheen dalka Belgamka, waftigani oo ka soo kicitimay dalka Ingriiiska ayaa waxa halkan si aad iyo aad u heer saraysa ugu soo dhaweeyay saraakiil sar sare oo ka tirsan dawlada Belgamka iyo dad aad u tiro badan oo ilaa saaka ku soo qul qulaayay dalkani oo isga kala yimdi dhamaan dalalka aay jaarka yihiin dalkani sida Holland, Farnsiiska, Jarmalka iyo wadamo kale oo faro badan.

Waftigan oo ka koobnaa madaxwaynaha iyo haweenaydiisa iyo 4 wasiir waxa kale oo weheliyay laba ka mid ah ilaaladiisa khaaska ah iyo xoog hayahiisa, waftiga uu hogaaminaayo Rayaale ayaa si heer sare ah halkaasi loogu soo dhaweeyay markii uu gaadhay Hoteelkii uu ku dagaayay ee loo sii qorsheeyay ayaa waxa ku sii sugaayay dad aad u tiro badan oo reer Somaliland ah.

Isla markii uu istaagay madaxwaynhu goobtii Hoteelka waxa uu la hadlay oo qudbad kooban u soo jeediyay dadkii tirda badnaa ee meeshaasi isugu yimid, waxa uu warbixin kooban ka bixiyay socdaalkiissa kii Ingriiska oo uu aad u amaanay iyo kan uu hada ku jiro oo uu rajo aad u wayn ku qabo in uu ku guulaysan doono, Rayaale waxa uu ka war bixiyay xaalada ay maanta Somaliland ay ku sugantahay waxa aanu sheegay in dalkeenu uu maant aad u wanaagsanyahay.

Mar aanu waraysi yar oo kooban la yeelanay madaxa xafiiska ay Somaliland ay ku leedhay Belgamka mudane Maxamuud Abdi Dacar oo isagu qayb aad u wayn ka qaatay safarkani madaxwaynah ayaa noo sheegay in maalinta barito ah ay bilaabmi doonaan marka ay saacda Belgamku ay tahay 9:00 subaxnimo talaabooyinkii ugu horeeyay ee aay kula kulmi lahaayeen dawlada Belgamka madaxwaynah iyo waftiguusan ay maalintaa bari ah oo dhan ay mashquul noqon doonaan sadexda cisho ee fooda inagu soo hayba waxa jiri doona kulamo isdaba joog ah labada galinba.
 
 
   Borame News All Right Resereved 2003